Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Abaalmarin la siiyay jasiirado qaxooti soo dhaweeyay

La daabacay måndag 9 januari kl 10.18
Qaxootiga u soo tahriibay Yurub
(0:47 min)
Qaxooti ku soo tahriibay badweynaha mediterrianka.
Qaxooti ku soo tahriibay badweynaha mediterrianka. sawir: Kustbevakningen

Gudoomiyeaasha jasiiradaha Lesbos iyo Lampedusa ee waddamada Itaaliya iyo Griig ku yaala ayaa lugu abaalmariyay bilada Olof Palme, ra´iisal wasaarihii hore ee Iswiidhan.

Spyridon Galinos iyo Giusi Nicolino ayaa abaalmarintan loo siiyay qaabka ay u qaabileen islamarkaas na ay u soo dhaweeyeen kumaamkumka qaxooti ee ku soo tahriibay badweeynaha mediterrianka loo yaqaano.

Dadweeynaha Jasiiradaha Lesbos iyo Lampedusa ayaa gacmahooda iyo guryahooda u furay qaxootigan, waa sida ay ku qorantahay go´aanka.

Billada Olof Palme ayaa lugu bixinaya barlamaanka Iswiidhan 30 bishan jannayo. 900 000 oo koroon ayey kala qeeybsanayaan gudomiyeyaasha jasiiradaha Lesbos iyo Lampedusa.

 

Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min spellista".