Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hultqvist: Xaraash ka qayb qaadan maayo

La daabacay måndag 9 januari kl 16.18
Peter Hultqvist wasiirka difaaca Sweden.
Wasiirka difaaca Sweden Peter Hultqvist oo ka qayb qaatay kulanka bulshada iyo difaaca ee ka socda magaalada Sälen. sawir: Sawirle: Pontus Lundahl/TT

Wasiirka difaaca Sweden Peter Hultqvist (S) oo qudbad ka jeediyay furitaankii shirka shacabka iyo difaaca ee ka socda magaalada Sälen maalintiisii labaad.

Hultqvist ayaa dhaleecayn u soo jeediyay xisbiyada garabka midig iyo sawirka khaldan ay ka bixiyaan qiimeeynta dalka Ruushka iyo xaaladda aan wanaagsanayn oo ay ka sheegaan wasaaradda difaaca.

Dawladdu waxay ku talo jirtaa sidii ay xaaladdaa wax uga bedeli lahayd.

Xisbiyada garabka midig ee Allians-ka ayaa soo jeediyay shuruudahoodii la xiriirey in kor loo qaado miisaaniyadda wasaaradda difaaca mar uu kulan yeeshay guddiga difaaca intii aannu wasiirku qudbadda ka jeedin kulanka.

-Tallaabana dhinac uma eynaan qaadin maanta, sida uu sheegay Hultqvist kulankaasi dabadii.

 

Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min spellista".