Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Budo cad oo loo soo diray SVT iyo Raadiyaha Iswiidhan

La daabacay tisdag 10 januari kl 10.39
Saaka ayaa budo cad oo laga shakiyay loo soo diray SVT iyo Raadiyaha Iswiidhan qeeybta ay ku leeyahin Göteborg.
Saaka ayaa budo cad oo laga shakiyay loo soo diray SVT iyo Raadiyaha Iswiidhan qeeybta ay ku leeyahin Göteborg. sawir: -

Telefishiinka SVT iyo Raadiyaha Iswiidhan, Sveriges Radio, oo qeyb ku leh magaalada Göteborg ayaa shaqaalaheedii ka saartay xaruntii ay ka shaqeenayeen. Sababta ayaa ah budo cad oo loo soo diray.

SVT ayaa bogeeda ku soo qortay in budodan loo soo diray wariyaha ka shaqeeya barnaamijka Uppdrag Granskning Janne Josefsson.

Ambalaaska ayaa hadda baadhaya saddex qof oo la filayo in ay u dhowaadeen budoda cad.

 

Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min spellista".