Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

SMHI oo ku dhawaaqday digniin hawada la xiriirta

La daabacay tisdag 10 januari kl 13.12
Xilliga qaboobaha iyo gawaari ku gooshleysa waddada.
Xilliga qaboobaha iyo gawaari ku gooshleysa waddada. sawir: Sawirle: Paul Kleiven

Qaybo ka mid ah dalka ayaa looga digeyaa berito baraf xooggan inuu ka da’o. Galbeedka nawaaxiga Götaland iyo qaybo ka mid ah gobollada Jönköping iyo Kronoberg ayaa lagu wadaa iney ka dhacaan dabeeylo wata baraf xooggan oo carrigaa ka da’a.

–Hawadu waa mid yara kulul hase yeeshee waxaa la fileyaa inuu da’o baraf qoyan oo gaarsiisan 10 illaa iyo 15 sentiimitir, sida ay sheegtay Emelie Karlsson, ahna saadaaliye hawo oo ka howl-gasha hayadda saadaalinta hawada ee magaceeda loo soo gaabiyo SMHI. Hayadda ayaa sidoo kale kor u qaaday digniinta hawada gaarsiisayna darajada labaad.

Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min spellista".