Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Isku duwe loo magacaabey ka hortagga farqiga dabaqadaha

La cusbooneeyay fredag 17 februari kl 16.24
La daabacay fredag 17 februari kl 13.57
Mohamed Nuur: Waa tallaabo lagu farxo
(3:56 min)
Mohamed Nuur, ordförande för Socialdemokraterna i Tensta.
1 av 2
Mohamed Nuur, ordförande för Socialdemokraterna i Tensta. sawir: Sawirle: Eget.
Jonas Nygren oo ay dawladdu u magacoowday siduu wax uga qaban lahaa ka hor-tagga farqiga dabaqadaha. sawir: HENRIK MONTGOMERY / TT
2 av 2
Jonas Nygren oo ay dawladdu u magacoowday siduu wax uga qaban lahaa ka hor-tagga farqiga dabaqadaha. sawir: HENRIK MONTGOMERY / TT

Muddo ayuu ku keliyeeystay siyaasiga reer Sundbyberg ee lagu magacaabo Jonas Nygren la dagaalanka ka hor-tagga faqooqa.

Iyadoona ay dawladdu iminka u xil-saartay Jonas Nygren sidii uu maamullada degmooyinka, bulshada, hayadaha iyo cilmi-baareyaashada ugu dhiiri-gelin lahaa in howlahaa si degdeg ah wax looga qabto. Waxaa muuqata inuu aad kor ugu kacay farqiga u dhexeeya dabaqadaha kala duwan ee bulshada, sida uu sheegay mar uu u warramayay war-geeyska SvD.

Mohamed Nuur, ahna wakiilka xisbiga Socialdemokraterna ee xaafadda Tensta ayaa sheegay in tallaabadani tahay mid muddaba la sugaayay iyo bilow cusub, hase yeeshee aannu shakhsi keligii wax ka qaban karin balse loo baahan yahay sidii bulshadu ugu istaagi lahayd.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".