Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Digniin Muhiim ah : Warshad ku gubatey Örnsköldsvik ayaa qiic badani ka baxayaa ee dadka aagaas daganow ka taxadara.

Qiimaha dawooyinka lagu iibiyo dukaammada oo ka jaban farmasiiga

La daabacay fredag 17 mars kl 12.25
Dawooyin miis lagu daadshay.
Dawooyin miis lagu daadshay. sawir: Janerik Henriksson/TT

Dawooyinka aan loo baahan warqad dhakhtar ee lagu iibiyo farmashiyeyaasha ayuu qiimahoodu ka sarreeya marka loo barbar-dhigo kuwooda lagu iibiyo dukaammada caadiga ah, sida ku cad baaris ay middaa ka sameeysay wakaaladda tartanka shirkadaha (Konkurrensverket).

Wakaaladda ayaa eegis ku sameeysay is-bedelka ku dhacay dawooyinka aad loo iibsado wixii ka dambeeyay dib u habeeyntii farmashiyaha ee sannadkii 2009.

Isku celcelin ayuu farqi gaarsii-san 11% u dhexeeyay qiimaha iibsiga dawooyinkii baarista lagu sameeyey. Hase yeeshee ay kala duwanaantu ka muuqato dawooyinka qudhooda. Dawooyinka loo qaato xannuunka iyo qandhada ayaa ka qiime jaban 22%.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".