Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

La waa la waa waxaa xigta la hel

La daabacay fredag 24 mars kl 17.32
Nin dharkiisii xiran oo ku cadceedsanaya meel xeeb ah.
Nin dharkiisii xiran oo ku cadceedsanaya meel xeeb ah. sawir: Larsen, HÃ¥kon Mosvold

Sabtida berito ayay si dhuumaaleeysi leh u bilaaban doontaa. Hase yeeshee maalinta axadda ayay si sibiq leh ku iman doontaa qorraxdii muddaba la doondoonayey. Heer-kulka cadceedda ayaa ka sarreeyn doona sidii horay looga bartay.

- Gaar ahaan maalinta axadda waxaa la filayaa hawo macaan dalka baaxaddiisa oo dhan. Nawaaxiga Götaland iyo Svealand ayuu heer-kulku gaari doonaa 10 – 15 digrii, sida ay sheegtay Marie Staerk, oo ka howl-gasha SMHI. 

Gobollada waqooyi ayaa sidoo kale heli doona hawo kulul xitaa haddii neecaw qaboobi haleeli doonto.

- Heer-kulka ayaa la filayaa inuu noqdo inta u dhexeeysa 5 – 10 digrii oo kulayl ah, sida ay sheegtay Marie Staerk.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".