Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Tirada qaxootiga dib ugu laabta waddammadoodii oo kor u kacay

La daabacay måndag 27 mars kl 14.29
dadyoow socdaal u baqoolaya oo ku sugan garoonka dayuurradaha.
Dad ka safraya garoonka dayuurradaha ee Arlanda, Stockholm. sawir: Fredrik Sandberg/TT

Qaxootiga magan-gelyada dalkan ka dalbaday ee dib waddammadoodii ugu laabtay ayaa kor u kacay sannadkii ina dhaafay.

19 000 oo ruux ayaa waddammadoodii dib ugu laabtay ama u socdaaley waddan kale oo ka mid ah waddammada xubnaha ka ah EU, sida ku cad war laga soo xigtay Morgan Johansson. Ahna wasiirka shuruucda iyo socdaalka. 

3 000 oo ka mid ah ayaa dib ugu laabtay dalka Ciraaq, halka 800 ey dib ugu laabteen dalka Afgaanistaan, sida uu waiirku sheegay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".