Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Jaakadaha dib ha loo xidho

La daabacay tisdag 28 mars kl 17.21
Askari okiyaala ku sita jeegada.
Askari muraayadaha ku sita jeegada. sawir: JANERIK HENRIKSSON / TT

Dhowr maalmood oo lagu sugnaa hawo yara kulul iyo qorrax ayaa iminka lagu talineyaa in la dhigto okiyaalaha qorraxda, isla-markaana jaakadaha dib loo xirto.

- Waa hardi hor leh, sida ay sheegtay Charlotta Eriksson, ahna saadilye hawo oo ka howl-gasha hayadda magaceeda loo soo gaabiyo SMHI. 

Nawaaxiga Svealand iyo waqooyiga Götaland ayaa la filayaa in hawadu noqoto 0 digrii habeen-nimmadii, meelaha qaarkoodna uu baraf ka da’o. Halka maalin-nimada ay hawadi kor u dhaafayn lix illaa iyo toddoba digrii.

Halka nawaaxiga waqooyiga oo beryahan dambe hawadu lahayd dabeeylo la fileyo inay ka sahlanaato.

- Dabeeylihii ayaa sii guraya, iyada oo qorrax la fileyo iyo daruurro.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".