Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Det brinner i Skogsbo och räddningsledaren uppmanar alla som befinner sig i området att gå inomhus och stänga dörrar, fönster och ventilation. För mer information lyssna på Sveriges Radio P4 Dalarna.
(Publicerat idag kl 17.31)

Säpo: Ninkaaga ku markhaati fur ama dalka waa kaa masaafurineynaa

La daabacay torsdag 6 april kl 10.57

Maanta ayaa waxaa maxkamadda degmada Malmö dib uga bilaabmi doonta, maxkamad la saarayo nin 30 jir ah oo lagu tuhunsan yahay in uu gubey masaajid shiicadu leedahay deyrtii la soo dhaafey.

Xeer ilaaliyaha dacwaddaas gacanta ku haya ayaa ninkaas ku soo oogey in uu xubin ka yahay ururka Daacish.

Dhanka kala ciidamada sir doonka dalkaan Sweden ayaa la sheegey in xaaskii ninkaasi qabey ku handadeen in ay dalkaan Sweden ka masaafurin doonaan haddii aysan ku markhaati kicin ninkeeda sidoo kalana aysan qiran in lafteedu ay falkaas danbi wax ka ogeyd.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".