Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maadoyin qarxi kara ayaa laga helay baabuurka

La daabacay lördag 8 april kl 10.20
Baabuurkii duqeeyay dukaanka Åhlens.
Baabuurkii duqeeyay dukaanka Åhlens. sawir: Tomas Oneborg/SvD/TT

Warbixin soo gaadhay telefishinka la iska daawado ee SVT ayaa sheegaysa in baabuurkii shalay,ugu yaraan afar qof ku dilay suuqa Drottningatan, laga helay maadooyin qarxi kara. Waa sida ay bogooda ku soo qoreen.

Shalay saddexdii galabnimo ayuu baabuur xamuul ah duqeeyay bulsho ku sugneeyd agagaarka dukaanka Åhlens oo ku yaala wadada ugu saxmadda iyo ganacsiga badan magaalada Stockholm ee Drottninggatan. Halkaas ayey afar qof ku dhinteen islamarkaas na tiro gaadhaysa 15 ku dhaawacmeen. sagaal ka mid ah kuwan ayaa dhaawacoodu yahay khatar.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".