Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på https://kundo.se/org/sverigesradio/

Amiirada dalkan oo booqday goobti xammuulka la jiidhsiiyay

La daabacay lördag 8 april 2017 kl 11.43
Amiirada koowaad Victoria iyo amiir Daniel.
Amiirada koowaad Victoria iyo amiir Daniel sawir: Bøe, Torstein

Amiirada koowaad ee dalkan kronprinsessan Victoria iyo amiir Daniel ayaa dhowaan booqday goobti shalay lagu soo qaaday weerarka.

Victoria ayaa iyada oo ilmo ku leh indhaha ubax dhigtay halkaas.

-Maanta aad baan ugu murugeeysanahay, ayey sheegtay mar ay wareeysi siisay wargeeyska Aftonbladet. Markii la weeydiiyay sidee ayaan uga baxi karna murugadan ayey tidhi:

-Si wadajir ah ayaan uga baxayna, ayey sheegtay amiirada koowad ee dalkan Victoria.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".