Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciidamada sirdoonka:"Ninkan indhaha ayaan ku haynay"

La daabacay lördag 8 april kl 14.37
Shir jaraa´iid. Hogaamiyaha booliska qaranka Dan Eliasson.
Shir jaraa´iid. Hogaamiyaha booliska qaranka Dan Eliasson. sawir: Anders Wiklund/TT

Tuhunkii aanu ku haynay ninkan ayaa kordhay ayuu shir saxaafadeed ka sheegay Dan Eliasson hogaamiyaha booliska qaranka.

Sido kale ayey hogaamiyaasha ciidamada sirdoonka iyo ciidanka ka hortagga argagixisada ka qeeyb galeen shirkan saxaafadeed. Ninka la tuhunsanyahay in u dhacdodan ka dambeeyay ayaa ah 39 jir asal- ahaan ka yimid waddanka Uzbekistan.

Hogaamiyaha booliska qaranka, Dan Eliasson, ayaa sheegay in baabuurka xammuulka laga helay maddooyin qarxi karaa. Ninka la tuhunsanyahay in uu weerarkan sameeyay ayaan ku cusbeeyn liiska ciidamada sirdoonka, ayuu sheegay Anders Thornberg hogaamiyaha heeyadan.

-Hore waan u garanaynay ninkan , hasayeeshe, ayuu sheegay, wax tuhun ah kuman haynin, ayuu sheegay.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".