Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Boliis dheeri ah oo gaarsiisan 10 kun illaa iyo sannadka 2024

La daabacay tisdag 11 april kl 13.32
Magdalena Andersson, wasiirka dhaqaalaha (Bidix) iyo Anders Ygeman, wasiirka arrimmaha gudaha.
Magdalena Andersson (S), wasiirka dhaqaalaha (Bidix) iyo Anders Ygeman (S), wasiirka arrimmaha gudaha. sawir: Adam Ihse/TT

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa soo jeediyay boliis dheeri ah oo gaarsii-san 10 000 illaa sannadka 2024, halkaasina oo uu xisbigu ku soo xiray xaraashkii tirada ciidanka ammaanka ee xisbiyada ka dhexeeyey.

Fikirkaa ayaa la filayaa inuu ku kici doono miisaaniyad gaarsii-san 6-8 bilyan koronka iswiidhishka oo dheeri ah.

- Waa muhiim in la abuuro xaalad ammaan oo suurtagelinaysa in dareem mustaqbal la dareemo, sida ay sheegtay wasiirka dhaqaalaha Magdalena Andersson oo shir jaraa’id ku soo ban-dhigtay fikirkaa, halkaasina uu goob-joog ka ahaa Anders Ygeman, wasiirka arrimmaha gudaha Sweden. Masuuliyiinta ayaa ku sugnaa magaalada Göteborg oo uu shir-weynahe uga socdo xisbiga Socialdemokraterna.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".