Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Macallin yarada ka jirta waxbarashada luuqada ee SFI

La daabacay onsdag 19 april kl 16.18
Heeyada iskuulka ee Skolverket.
Heeyada iskuulka ee Skolverket. sawir: Pontus Lundahl/TT

Macallin yarada ka jirta waxbarashada luuqada ee SFI loo yaqaano ayaa saameeysay dadka halkaas wax ka dhigta.

Sidaas ayaa laga ogaaday baadhitaan ay heeyada iskuulka ee Skolverket sameeysay.

Dadka doonaya in ay waxbarashadan bilaabaan ayaa ku khasban in ay wakhti dheer sugaan. Sababta ayaa ah in ay yaryihiin macallimiintu islamarkaas na ay bateen dadka doonaya in ay waxbarashadan bilaabaan.

Ugu badnaan lix bilood ayey dadka u baahan waxbarashadan sugi karaan. Sidaas ayaa laga ogaaday baadhitaanka heeyada iskuulka ee Skolverket.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".