Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Nin fikirka argagaxisada aaminsan oo la sii daayey

La daabacay fredag 21 april kl 11.56
Maxkamada oo aan caddeyn ku hayn
(0:40 min)
30 jirka ayey maxkamadu go´aamisay in la sii daayo.
30 jirka ayey maxkamadu go´aamisay in la sii daayo. sawir: Magnus Hjalmarson Neideman/SvD/T

30 jirkii lagu tuhunsanaa in uu dab khatar ah qabadsiiyay lokaal ay ku shiraan dad aaminsan fikirka shiicada ah ee diinta islaamka ah ayaa la sii daayay.

Dhacdodan ayaa aheeyd bishii oktoobar sannadkii hore..

Sido kale ayey maxkamada magaalada Malmö qeeybsaneeyn fikirka booliska sirdoonka in la masaafuriyo ninkan.

Sababta ayaa ah in cadeeyn lagu hayn ninkan in u dabka ku shiday goobtas.

In kasta oo uu ninkani taageersanyahay fikirada ururka argagaxisada ee Daacesh lama xukumi karo madama cadeeyn in uu dhacdodas ka dambeeyey lagu hayn. Waa sida ay qortay maxkamadda magaalada Malmö.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".