Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

26 jir ruumaanka laga sii daayey

La daabacay onsdag 26 april kl 08.43
Summadda hayadda xeer-ilaalinta.
Summadda hayadda xeer-ilaalinta. sawir: Pontus Lundahl/TT

Hayadda xeer-ileeyeyaasha ee dalka Sweden ayaa ku shaacisay qoraal saxaafadeed in oodda laga qaaday nin lagu tuhun-sanaa inuu gaca ku lahaa falkii argagixisada ee ka dhacay waddada Drottninggatan ee magaalada Stockholm 7-dii abriil ee sannadkan.

26-jirkan oo rumaanka loo taxaabey axaddii ina dhaaftay ayaa oodda laga qaaday shalayto galab-nimadii 25-kii abriil 2017. Hayadda ayaa sidoo kale sheegtay in aan wax tuhun ah loo qabin ninkaasi.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".