Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Khadiija: "Shaqo la´aantu waxeey horseedaa mukhaadaraad iibin"

La daabacay torsdag 27 april kl 08.00
Labadii sannadood ee ugu dambeeyay
(2:38 min)
Khadiija Faarax.
Khadiija Faarax. sawir: Muuna Ismaaciil/Sveriges Radio

Labadii sannadood ee ugu dambeeyay ayey xaafadaha Rinkeby-Kista yareeysay tirada shaqooyinka kuleeylaha ee dhalinyarada loogu talo galay waxaa af-iswiidhishka lagu yidhaahdo sommarjobb.

Xaaji Faarax ayaa ka mid ah waalidiinta soomaalida ah ee dhaleecaynaya xaafadaha. Sababta ayaa ah rabshadaha ka taagan xaafadahan oo uu aaminsanyahay in ay raad ku leeyahiin in aaney dhalinyaradu haysanin wax ay sameeyaan wakhtiga firaaqada ah, khaasatan marka fasaxa kuleeylaha lagu jiro.

Khadija Faarax ayaa ka mid ah dhallinyarada dalbatay shaqooyinka kuleeylaha. Hasayeeshe ay sheegtay in aaney filayn in ay heli doonto.

Khadiija Faarax ayaa la wadaagta fikirka oranaya in dhallinyaradu aanay haysan howl ay qabtaan wakhtiga firaaqada islamarkaana khatar ugu jiraan in ay bilaabaan iibinta mukhaadaraadka sidii ay lacag ugu heli lahaayeen.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".