Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xukun siddeed sanadood ah oo lagu ridey tababare dhallaan kufsaday

La daabacay fredag 28 april kl 13.01
Maxkamada Solna ku taala.
Maxkamada Solna ku taala. sawir: Fredrik Sandberg/TT

Tababare ciyaarta kubbadda cagta oo hore loogu soo oogay dacwad la xidhiidhta kufsi carruur ayaa maanta maxkamadda degmada Solna ku xukuntay xabsi sideed sannaddood ah.

Dembigan ayaa cinwaan looga dhigay kufsi xoogan oo uu u geeystay saddex caruur, kuwaasina oo ey da´doodu u dhexeeysey 10 ilaa 14 jir.

Ninkan oo da'diisu soddomeeyo kor u dhaaftay ayaa dembiyadan geeystay muddadii uu dhallaanka u ahaa tababare kubbadda cagta ee nawaaxiga xaafadda Järva.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".