Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Xildhibanada oo aysan caadi aheyn in ay u codeeyaan si ka duwan damaca xisbigooda  

La daabacay torsdag 4 maj kl 09.56
Riksdagen. Foto: Erik Mårtensson/TT
Baarlamaanka Iswiidhen gudahiisa. Sawirle: Erik Mårtensson/TT

Intii hadda lagu jiray xili howleedka baarlamaanka doorashadii la soo dhaafay kadib, xildhibaanada Sweden ayaa codeeyey tiro gaaraysa 1400 oo goor.

Grafik: Liv Widell/Sveriges Radio

Tirkoobkan oo laanta Ekot heshay waxuu muujinayaa in aysan caadi aheyn xildhibanada in ay u codeeyaan si ka soo horjeeda sida uu doonayo xisbiga ay ka tirsan yahiin. Xildhibaan Carl Schlyster oo xubin ka ah Miljöpartiet ayaa ah xildhibaanka keliya ee marar badan si u talo-gal ah u codeeyey si ka soo horjeeda damaca xisbigiisa. Halka xildhibaan Daniel Sestrajcic oo xubin ka ah xisbiga Bidix uu asna yahay ruuxa ugu badan ee u codeeyey si ka duwan damaca siyaasadeed eexisbigiisa balse waxuu ku andacooday in ay marar badan codeynta qalad ka noqotay.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".