Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Digniin reer Ronneby ku wajahan

La daabacay torsdag 4 maj kl 15.47
Dab meel ka kacaya.
Dab kacay. sawir: Maurizio Gambarini

War-bixin muhiimad ah oo ku wajahan bulshada reer Ronneby. Waxaa gubanaya qashin-qubka Angelskog. Dhammaan bulshada nawaaxigaa ku dhaqan waxaa lagula talineyaa iney guryaha galaan oo ey xiraan daaqadaha, albaabbada iyo halka hawadu ka soo gasho guriga (ventilation).

Akhbaaro dheeri ah kala soco laanta idaacadda P4 Blekinge

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".