Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Macron oo ku guuleeystay jagada madaxweynenimo

La daabacay måndag 8 maj kl 08.30
Wallström: Culeeys ayaa naga dhacay
(1:12 min)
Qudbadii guusha ee uu Macron ka jeediyay Baariis.
Qudbadii guusha ee uu Macron ka jeediyay Baariis. sawir: Geoffroy Van Der Hasselt/AFP & Lionel Bonaventure/AFP

Emmanuel Macron ayaa loo caleema saari doonaa jagada madax-weyne-nimo ee dalka Fransiiska. Isagoona doorashadii kaga guuleeystay hoggaamiyaha xisbiga midigta fog ee Marine Le Pen oo qiratay in tartankii doorashada looga guuleeystay.

Margot Wallström (S), wasiirka arrimmaha dibadda Sweden oo ka faallootay natiijada doorashada ayaa sheegtay:              

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".