Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Rag ku eedeysan argagaxiso oo maanta la maxkamadeynayo

La daabacay torsdag 11 maj kl 09.34
Den grekiska polisen grep de båda männen som är från Göteborgsområdet i Grekland i januari 2016. I dag startar rättegången.
Boliska Geriiga ayaa raggan ku qabtay xadka u dhaxeeya Geriiga iyo Turkiga bilowgii sannadkii 2016. sawir: TT/Scanpix

Maxkamad ayaa maanta la soo taagayaa labo nin oo Iswiidhish ah oo lagu tuhmayo argagaxiso.

Raggaan ayaa lagu qabtay xadka u dhaxeeya Turkiga iyo Giriiga bishii Janaayo sannadkii hore. Raggaan ayaa markii gacanta lagu dhigay boorsooyinkooda laga helay midiyo, dhar ciidan iyo lacaqo qalaad. Boliiska Giriiga ayaa ku tuhunsan raggan in ay ku sii jeedeen dalka Suuriya si ay ugu biiraan kooxda argagaxisada ah ee la baxday dowladda islaamiga. Labada nin ayaa iska diidey eedeymaha loo jeediyey.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".