Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Maxamed:"Waan ku khasbanahay in aan shaqo suuqa madow raadsado"

La daabacay tisdag 16 maj kl 06.00
Xaalada soomaalida diidmada la siiyay
(5:48 min)
Qaxooti faro laga qaadayo.
Qaxooti faro laga qaadayo. sawir: Meek, Tore

Waxaanu ku suganahay xaafada Hammarkullen ee magaalada Göteborg. Todobaadkan waxaan si qoto dheer u lafa guri doonaa xaalada ay ku suganyihiin soomaalida diidmada laga siiyay wakaaladda socdaalka migrationsverket ee ku talo jira in ay waddanka bila lacag iyo guri ku joogaan.

Side ayey ku noolyahiin?, qorshahoodu muxuu yahay?, side ayey mustaqbalkooda u arkaan?

Maqal Maxamed oo Iswiidhan deganaa muddo afar sannadood ah. Wuxuu hadda ku talo jiraa in uu afar sannadood oo kale sharci darro ku jooga dalkan si uu mar labaad u codsado magangelyo.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".