Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Cabsidii laga qabay weerarkii nidaamka IT-ga oo aan dhaboobin

La daabacay måndag 15 maj kl 16.00
Qoraal lagu soo daabacey bogga twitterka ee caqabaddii IT-ga.
Qoraal lagu soo daabacey bogga twitterka ee caqabaddii IT-ga. sawir: AP

Kolkii saaka dib loogu laabtey goobaha shaqada wixii ka dambeeyey sabtidii iyo axaddii oo shaqada laga maqnaa ayaa laga cabsi qabey wax-yeello ka ballaaran ee weerarkii nidaamka IT-ga.

Hase yeeshee aaney dhicin waxyaabihii laga cabsida qabey dhammaan Sweden iyo waddammada caalamka, inkastoo aan weli la oran karin in khatartii laga gudbey.

Guud ahaan wuxuu weerarkaasi wax-yeeleeyey nidaamka kompiyuutarrada oo gaarsii-san 200 000 oo ku kala baah-san caalamka.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".