Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Hindise cusub oo wakhti loogu kordhiyey xiisadda ciyaarta iskuulka

La daabacay tisdag 16 maj kl 16.35
Gymnastiklektion i första klass
Fasal jimicsi ku jira. sawir: Anders Wiklund/TT

Xukuumadda ayaa damacsan in ay boqol saac ku kordhiso madada ciyaaraha iyo caafimaadka (idrott- och hälsa) ee dugsiga hoose.

Kordhinta ayaa bilaabmaysa sannadka 2019.

Kordhinta saacadaha maadada isboortiska ayaa ka mid ah dadaal ay dowladdu dooneyso in ay ku kordhiso jirdhiska arddeyda xilliyada ay iskuulka joogaan.

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".