Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

Warbixin lagu dhaleeceeyey shirkadda isgaarsiinta ee boosta

La daabacay torsdag 18 maj kl 11.21
5,5 milyan oo warqadood oo lumey
(0:47 min)
Baabuurka shirkada boosta ee Postnord.
Baabuurka shirkada boosta ee Postnord. sawir: Emil Langvad/TT

Dhowr milyan oo warqado baqshadeeysan ayaa la filayaa in la waayey sannadkii hore. Waa sida ay shirkada boostada ee Postnord ku cadeeysay baadhitaan ay ka sameeyeen hawsha ay bulshadda u qabtaan.

Sida uu wargeeyska Svenska dagbladet boggiisa lagu daabacay. Boqolkiiba 0,3 ka mid ah waraaqo baadhis lagu sameeyey ayaa la waayey halkii ey mareen. Middaa oo u dhiganta 5,5 milyan oo waraaqood ee dalka laga direy sannadkii hore.

Sannaddahan dambe waxaa kordhay cabasho dadweynuhu ka muujinayaan shirkadaha boostada, maadaame ay bateen waraaqaha la waayo.

Shirkada boostada ee Postnord ayaan weli fikirkooda ka dhiibin baadhitaanka u wargeeyska Svenska Dagbladet ka qeeyb qaatay.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".