Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Ciyaar kubbada oo la isku dayay in natijadeeda saameeyn lagu yeesho

La daabacay torsdag 18 maj kl 15.06
Ciyaarti ka dhaxeeysay IFK Göteborg iyo AIK oo la isku dayay in la saameeyo.
Ciyaarti ka dhaxeeysay IFK Göteborg iyo AIK oo la isku dayay in la saameeyo. sawir: Johansen, Carina

Ciyaartii kubada cagta ka dhaxeeysay koxaha IFK Göteborg iyo AIK ayaa la joojiyay kolkii la ogaaday in la isku dayay in natiijada ciyaaraha la saameeyo.

Tusaale ahaan in lacag la siiyo si ay natiijo aan wanaagsaneeyn u keenaan. Maamulaha xiriirka kubadda cagta Sweden, Fotbollförbundet, Karl-Erik Nilsson ayaa ka xun arrinkan.

-Waa weerar lagu soo qaaday dhamman dadka xiiseeya ciyaaraha noocan oo kale ah, sida uu sheegay  Nilsson mar u wareeysi siiyaya laanta P4 Väst ee Raadiyaha Iswiidhan.

Gorta ay IFK Göteborg iyo AIK iska hor iman doonaan ayaan weli la go'aamin.

 

Tiirka saxaafaddeenna waa aaminaad iyo dhexdhexaad-nimo. Idaacadda Sweden waa mid ka madax-bannaan siyaasadda, diinta, dhaqaalaha, danaha howlaha guud iyo kuwa gaarka.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".