Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 2005-09-28

Publicerat onsdag 28 september 2005 kl 17.25

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Dawladda Iswiidhishka oo shuruud looga dhigey iney ballanqaadyo bixiso sidii loo soo deyn lahaa Mahdfi Gezali oo ku xirnaa jasiiradda Guantaanamo.
  • Heyadda socdaalka oo sheegtey iney wax ka bedeli doonto sidii loo yareyn lahaa sugitaanka codsiga dhalashada, kadib kolka ruuxu dalbado.
  • Hogaamiyaha xisbiga mucaaradka oo soo bandhigey siddeed fikradood oo ku wajahan dadyoowga shaqa la’aanta ku jira iyo kuwa xannuunka ku qoran.
  • Isbedel lagu sameeyneyo horraanta sannadka foodda innagu soo haya luuqadaha ajnabiga ee ka baxa idaacadda caalamiga ah ee Iswiidhen.
  • Berito oo ey Somaliland ka dhici doonto doorashada xubnaha baarlamanka ee carrigaasi.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".