Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

ARBACO 2005-10-26

Publicerat onsdag 26 oktober 2005 kl 17.25

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin:

  • Nordisk Rådet oo kulan uga socdo magaalada Reykavik ee caasimadda dalka Aaysland
  • Komishanka ururka midowga Yurub oo talooyin soo jeediyey la xiriira cudrka shimirta.
  • Warbixin ey soo saartey jaamicadda Uppsala lana xiriirta dhanka cunsuriyadda.
  • Socdaal uu dalkan ku marayo wafdi ka kooban saddex xubnood oo isugu jira wasiir iyo xubno baarlamaan.
  • Ergeyga gaarka ah ee qaramada midoobey oo kulan kula yeeshey magaalada Jowhar Cabdullaahi Yusuf, madaxweynaha dawladda federaalka ee ku meel gaarka ah.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".