Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA ARBACO 2005-11-23

Publicerat torsdag 24 november 2005 kl 14.19

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Degmada Istokholm oo go’aamisey in lacagta caruurta ee Barnbidrag kolka la kordhiyo sannadka fooda innagu soo heysa loo xisaabin dakhli reerka ku soo zaa’idey.
  • Filim musalsal ah ee caawa laga siideyn doono qeybtiisii ugu horreysey lana xiriira dembille ku xukum xabsi daa’in ah e edil iyo dhaawacyaba u geeystey bilowgii sagaashameeyadii dadajnabi ah soomaalina ka mid tahey.
  • Waxaa aad u adag sidii masjid looga dhisan lahaa dalkan Iswiidhen. Sidaasi waxaa lagu caddeeyey wareysiyo ey heyadda wararka ee Ekot la yeelatey ururro muslimiin ah.
  • Aqoonisweydaari looga doodayey sidii loo hormarin lahaa maaddo ka mid ah maadooyinka iskuulka lagu dhigo oo konton jirsatey. Aqoonisweydaarsigaa waxaa ka qeyb qaatey wasiirka tacliinta iskuulaadka Ibraahim Beylan.
  • Qaxootiga soomaaliyeed iyo xaaladdooda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".