Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA ARBACO 2005-12-07

Publicerat onsdag 7 december 2005 kl 17.55

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey kala yihiin.

  • Guddigii loo xilsaarey iney ka soo baaraan degaan sida dawladda dalkani gacanta uga geysatey masiibadii dhulgariirka ee Tsunami oo dhaleeceyn aan dalkan horey looga maqal u soo jeedisey dawladda uu hogaamiyo Ra’iisel wasaare Göran Persson.
  • Dawladda dalkan Iswiidhen oo shaaca ka qaadey iney furka ku tuuri doonto qorshaha toddobada sannadood ee miisaaniyadda dhaqaale ee ururka midowga Yurub.
  • Caalin soo saarey buug uu ku muujiyey fikir la xiriira in barashada ilmaha la baro afkooda hooyo ey tahey mid horistaagta barashada iyo dhexgalka mujtamaca ey la nool yihiin ee iswiidhishka. Maxey middaa ka yiraahdeen Hans Åhl oo ah macallin wax ka dhiga jaamicad ku taala degmada Härnösand iyo bare soomaaliyeed Adan Warsame.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".