Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA 20060419

Publicerat onsdag 19 april 2006 kl 14.36

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Xaafadda Rinkeby oo sabtida iyo axadda oo bishuna tahey 22 - 23-ka Apriil lagu qaban doonaa carwadbuugeed.
  • Dawladda ayaa miisaaniyaddeeda gu’ga u qoondeysey dhaqaale gaaraya 1 milyaard iyo 400 oo malyuun degmooyinka qaabila qaxootiga faraha badan ee deggenaanshaha ku heley sharcigii ku meelgaarka ahaa ee heyadda socdaalka.
  • Ururka dhaqanka Islaamka ee 31-kii bishii Maarso laga saarey xaruntii masaajidka xaggey xaaladdoodu ku dambeysey.
  • Sidaad horeyba nooga barateen waxaan iyaguna meesha ka maqneyn heesihii macaanaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".