Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

KHAMIIS 2006-05-04

Publicerat torsdag 4 maj 2006 kl 15.50

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Xisbiyada afarta ee mucaaradka oo soo bandhigey miisaaniyadda guga ee ey isku waafaqsan yihiin.
  • Isniintii bishuna aheyd Koowda Maajo oo loo dabaaldegey maalinta caalamiga ah ee shaqaalaha adduunweynaha.
  • Kulan ka dhacey madxafka buugaagta ee Rinkeby loogana hadlayey sheekooyinka caruurta.
  • Dhallaan soomaaliyeed ee ka kala yimid dalalka Holland, Danmark, Boqortooyada Ingiriiska, Finlan iyo Iswiidhen oo kulan toddobaad soconeyey ku yeeshey xaafadda Kista, halkaasina aan kula yeelaney dood ku saabsaneyd luuqadda hooyo.

Heesaha ayaan iyaguna meesha ka maqneyn.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".