Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Jadwalka doorashada

Publicerat måndag 29 maj 2006 kl 11.06

24 abriil Maalinta kamadambaysta ah ee xisbiyadu soo gudbin karaan musharaxiintooda

luulyo            

Warbixinta meelaha laga codayn karo, dalka debeddiisana waxaa laga helayaa warbixintaasi

www.val.se. Warbixinta codaynta boostada waxa loo diraa iswidhishka dalka debediisa ku

nool oo dhan.

3 ogoosto      

Waxa bilawda codaynta boostada ee dadka debedda ku sugan

ogoosto         

Warbixinta doorashada ayaa loo diraa hooy ama guri walba oo wadanka ah

18 ogoosto    

Liiska codbixinta ayaa la dhamaystiraa, diridda kaarka codkuna way bilaabanta, waxayna

socotaa illaa 29ka ogoosto

24 ogoosto    

Codaynta ayaa ka bilaaban karta safaaradaha iyo qunsuliyadaha Iswidhan                   

30 ogoosto    

Waxa goobaha degmadu ugu talo gashay ka bilaabanta codaynta hormarsiga ah

5 sebt           

Kamadambaysta codsiga wax ka bedelidda ama sixidda liiska codaynta

17 sebt          

MAALINTA CODBIXINTA – fiidnimadana waxaa diyaar ah natiijo hordhac ah

18 sebtember

Maamulka gobolka(länstyrelsen) ayaa bilaaba cod tirinta kamadambaystaa iyo tirinta codadka

”qof doorashada”

20 sebtember

Qaybinta kuraasta golaha shacabka(baarlamaanka) ayaa gebagebowda-xildhibaanada iyo

xilsugeyaasha ayaa la magcaabaa

20-27 sebtember                

codadka gobolka iyo degmada ayaa la tiriyaa-kuraastana waa la qaybiyaa

Soo bandhige: Ivan Garcia

Ilaha:

Mareegta baarlamaanka, mareegta degmooyinka iyo gobolada Iswidhan, wakaaladda doorashda, joornaalmareegeedka Bulshda Maanta(Dagens Samhälle), bogagga mareegta ee xisbiyada.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".