Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

OGEYSIIS

Published fredag 27 oktober 2006 kl 12.10

Idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen waxey baafineysaa suxufiyiin madax bannan ee aqoon ballaaran u leh luuqadda soomaaliga.

Ma tahey Suxufi. aqoon ballaaran ma u leedahey luuqadaha Soomaaliga iyo Iswiidhishka?.

Ma xiiseysaa ma u leedahey waayoaragnimo habnololeedka bulshada ee dalkan, ma leedahey waayoaragnimo suxufiyeed, gaar ahaan raadiyaha, mise dooneysaa inaad ku sii shaqeyso xirfaddaa.

Haddii aad buuxineyso shuruudahaa waxey idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen laanteeda afsoomaaliga idinla socodsiineysaa iney dooneyso Frilansare iyo Vikarie.

Idaacadda caalamiga ah ee Iswiidhen waa idaacad howlaheedu la xiriiraan baaraandegga bulshada iswiidhishka.

Islamarkaana waxey barnaamijyadeedu ku baxaan 13 luqadood oo ajnabiya.

Codsiga waxaad ku soo hagaajisaa Taher Sadigh oo ah gacan yaraha laanta.

Ugu dambeyn 2006-11-27

Telefoonka lambarkiisu yahey 08/784 16 15 ama

E-meil  < taher.sadigh@sr.se>

Wakiilka ururka shaqaalaha ee suxufiyiinta  SJF Bill Schiller , ururka SIF Victoria Padin. Telefoonka lambarkiisu yahey 08/7845000

Our journalism is based on credibility and impartiality. Swedish Radio is independent and not affiliated to any political, religious, financial, public or private interests.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".