Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2006-06-07

Publicerat onsdag 7 juni 2006 kl 15.23

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Magaalada Göteborg waxaa maanta markii ugu horreysey xeerilaaliyuhu ku soo bandhigi doonaa dacwooyin ka dhan ah aabbe soomaaliyeed laguna eedeeyey inuu guditaan fircooni ah ku sameeyey gabadhiisa.
  • Wafdi ka socda dawladda federaalka kumeelgaarka ee Soomaaliya oo booqasho ku yimid dalka Iswiidhen horaankii bishan Juun.
  • Sidaan horreyba idiinku ballan qaadney wareysi aannu la yeelaney gabadha siyaasadda soomaaliyeed ee Faduma Nuur.
  • Iyo dhallaanka iyo isboortiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".