Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaco 2006-07-26

Publicerat onsdag 26 juli 2006 kl 14.17

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan.

  • Duqeyntii ciidamadda Israa’iil ee dalka Lubnaan oo weli halkoodii ka socda.
  • Waxaa shaki ka jiraa in sannadka foodda innagu soo haya la qaban doono carwadii 24-aad ee Istockholm Jazz Festival, walwalkuna ugu wacan yahey dhaqaalaha.
  • 00…
  • Taasina waxey aheyd Ditoresa Fadumo Qasim oo ka jawaabeysey su’aal uu soo bandhigey inan soomaaliyeed una baahnaa talooyin la xiriirey waxa uu sameeyo maadaama aanu ku wanaagsaneyn dhanka shukaansiga ee hablaha, islamarkaana gaarey da’dii baaluqa ee guurka.Su’aashaasi waxey ka mid aheyd muxaadaro ka dhacdey magaalada Avesta ee carriga Dalerna oo ey sidii aad barnaamijkii khamiistii ku maqasheenba u xaggaa tageen soomaali tiradoodu gaareyso 420 ruux isuguna jirey dhallinyaro, dhallaan iyo waalidiinba.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".