Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/
Dab ka kacay nawaaxiga Kronåsen ee Sollentuna. Daaqadaha iyo albaabada in la xirto ayaa la is fareyaa.

CODKA Arbaco 2006-08-16

Publicerat onsdag 16 augusti 2006 kl 12.36

Barnaamijka maanta waxyaabaha aad ku maqli doontaan waxey yihiin.

  • Tartankii cayaaraha fudud ee Yurub oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Göteborg Axaddii ina soo dhaaftey
  • Looltankii doorashada oo si buuxda u dhacaya
  • Idaacadda iswiidhen oo ey ka bilowdeen wareeysiyadii ey la yeelaneysey hogaamiyeyaasha xisbiyada u looltamaya doorashada 17-ka bisha September ka dhici doonta dalka.
  • 350 boqolkiiba ayey kor u kaceen dadyoowga gaarsiisan dad’dii shaqada ee ku diiwaan gashan waxa lagu magacaabo arbetshadikapp ama dadyoowga ka curyaaman dhanka shaqada, kuwaasina oo ey ku badan yihiin ajnabiga ka soo jeeda waddammada ka baxsan dalalka ku yaala Yurub.
  • Sidii aan horreyba idiinku ballan qaadney bandhig la xiriira Xisbiyada u tartamaya doorashada sannadkan. Barnaamijka maantana waxaan ku soo qaadan doonnaa xisbiga Dhexe ama Centerka (c).

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".