Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2006-08-17

Publicerat torsdag 17 augusti 2006 kl 14.30

Wax yaalaha aad maanta halkan ka maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Axmed Yuusuf oo ah nin soomaali ah degganna dalka Iswidhan oo ay mareekanku ku eedeeyeen in uu la leeyahay xiriir ururka Al-qaacida laguna daray liiska dadka lagu tuhunsanyahay in uu gacansaar la leeyeihiin argagixisada lacagihii u oolaa bangiyadana laga xanibey  ayaa iminka laga saaray liiskaasi kadib markii ay cadaatay in aanu lug ku lahayn eedaymahaasi.
  • Qaadaa-dhig kooban oo ku saabsan tartankii cayaaraha fudud ee qaaradda yurub oo ku soo gebageboobey magaalada Göteborg ee dalkan Iswidhan.
  • Festifaalka Ung-08-festifaal oo ah festifal dhalinyaro oo ka socda magaala Istookhoolm.
  • Dad badan oo ajnebi ah oo iyagoo caafimaad qaba oo aan waxba qabin xafiiska shaqadu ku diiwaangeliyo in ay kala dhimanyihiin oo aaney hawl kari karin.
  • Warbixin doorashada 17ka bisha sebteembar la xiriirta oo ku saabsan xisbiga Folkpartiet.
  • Waraysiyadii hoggaamiyeyaasha xisbiyada oo ka bilaabmay raadiyaha Iswidhan, waxanuna maanta idiin haynaa hoggaamiyaha xisbiga Bidixda(Vänsterpartiet) Mudane Lars Ohly.
  • Warbixin iyaduna la xiriirta Doorashada sanadkan oo aannu ka diyaarinay xisbiga Centarka(Centerpartiet)

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".