Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiis 2006-08-24

Publicerat torsdag 24 augusti 2006 kl 14.25

Barnaamijka maanta waxaad ku maqli doontaan

  • Xisbiyada mucaaradka ee afarta lana magac baxey ”isutagga Iswiidhen” oo shaleyto soo bandhigey maanifeesto ey u dhan yihiin oo ey ku doorasho gelayaan.
  • Cilmibaaris laba sannadood socotey oo la soo bandhigey, lana xiriirta xaaladda ajnabiga dalkan ku sugan iyo talooyin la xiriira sidii wax looga qaban lahaa siyaasadda isdhexgalka.
  • Warbixiye ama införmatör hoowshiisuna tahey sidii uu bulshada ugu wargelin lahaa ka qeyb qaadashada doorashada bisha 17-ka September sannadka 2006-da ka dhici doonta dalkan Iswiidhen. 

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".