Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Banaabaxyo looga soo horjedo keensita ciidamo shisheeye.

Publicerat fredag 8 september 2006 kl 15.23
Qaar ka mid ah ciidamadii hore ee xoogga dalka oo ka codsadey dawladaha muslimiinta iney ka taageeraan sidey Itoobiya isaga difaaci lahaayeen

Codka, Sri 7 Sep. Banaabax looga soo horjedo keensita ciidamo shisheeye ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho

Boqolaal ruux oo horey uga tirsanaan jirey ciidammadii xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa isugu soo baxey Muqdisho halkaas oo ey ka dhigeen banaanbax ay kaga soo horjeedaan in dalka la keeno ciidamo shisheeye.

Banaanbaxan waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah mas’uuliyiinta maamulka Maxaakiimta, iyagoona ku dhiirigeliyey iney u istaagaan difaaca dalka.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".