Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Dood siyaasadeed la xiriirta doorashada oo ka dhacdey xaafadda Husby ee magaalada Istockholm

Publicerat söndag 17 september 2006 kl 17.15
Axmed Cabdullahi Cawaale, Abukar Seyid, Xaamud Maxamed Ducaale - weiyaha idaacadda Codka iyo dhageysteyaal.

Sida aad la socotaanba iyada oo lagu jiro gabagabadii tartankii doorashada ee 17-ka bisha September ee sannadka 2006-da.

Idaacadda ccaalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen laanteeda afka soomaaligu, waxey maalintii Khamiistii Bishuna aheyd 14-ka September ey si toos ah uga soo lalisey barnaamijkeedii farasmagaalaha xaafadda Husby ee duleedka magaalada Istockholm. Barnaamijkaasina oo la xiriirey dood ey ka soo qeyb galeen qaar ka mid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed ee u sharraxan kuraasta baarlamanka, gobollada iyo degmooyinka ee xisbiyada kala duwan.

Doodaha halkaasi ka dhacey oo islamarkaana ey dhageysteyaashu su’aashooda halkaasi ka dhiibanayeen, waxeyu aad u xiiseynayeen arrimmo ey ka mid ahaayeen shaqada, cashuuraha, waxbarashada, daryeelka caafimaadka, iskuulaadka iyo kuwo kale ee la mid ah.  

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".