Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Doorashadii oo si habsami leh dalka uga bilaabatey

Publicerat söndag 17 september 2006 kl 16.27
Doorashadii oo dalka oo dhan saakey ka bilaabatey

Goobaha doorashada ee dhammaan dalka oo dhan ayaa si habsami leh loo furey saakey saacaddu kolkey aheyd siddeeddii aroornimo

Idaacadda caalamiga ah ee raadiyaha Iswiidhen laanteeda afka soomaaliga waxey caawa saacaddu kolkey tahey

22:00 - 22:15 si toos ah uga soo baahin doontaa oo aad ka dhageysan karreysaan dalka mowjadaha P2 iyo P6, barnaamij la xiriira doorashada iyo sida coddadka ey xisbiyadu ugu kala guuleysteen.

Sidoo kale waxaad bogga internetka kala socon kareysaan tirinta codka iyo saadaalinta cidda ku gulleysata doorashadaa.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".