Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Göran Persson oo bisha Maarso 2007-da iska casili doona hogaanka xisbiga

Publicerat måndag 18 september 2006 kl 10.13
Göran Persson oo ka sii baxaya aqalka idaacadda leyska daawado

- Doorashadii ayaa nalooga guuleystey, hase yeeshee xisbigayagu maaha mid ey u dhammaatey.

Hadda waxaannu u diyaargaroobeynaa sidii aan dib ugu soo noqon laheyn. Sidoo kale soo noqoshadaa aan dib hogaanka ugu soo noqon doono maaha mid aan anigu hor kici doono. Berrito ayaan la xiriiri doonaa hogaanka xisbiga si ey bisha Maarso ee sannadka foodda innagu soo haya u qabanqaabiyaan kulan aan joogto aheyn, si halkaa loogu magacaabo ciddii kursiga hogggaanka xisbiga igala wareegi laheyd, sida uu sheegey Göran Persson oo ka tegi doona kursiga Wasiirka koowaad ee dawladda.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min Lista".