Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

Göran Persson oo is casiley

Publicerat måndag 18 september 2006 kl 17.22
Kulan taariikhi ah. Persson oo la kulmey afhayeenka baarlamanka Björn von Sydow

Codka, isniin 18 sep. Gelinkii dambe ee Isniinta ayuu Göran Persson kulan uu dhismaha baarlamanka kula yeeshey afhayeenka baarlamanka Björn von Sydow ugu gudbiyey waraaqihii codsiga ee uu isaga wareejin lahaa kursiga ra’iiselwasaarenimo.

- Sida uu qoreyo dastuurka dalka u degsan, waa waajib i saaran in aan codsigaa geeyo, waa midda aan maanta sameyneyo. Kadib wuxuu afhayeenka baarlamanku iga codsan doonaa aniga iyo golaha wasiirradaba inaan hoowsha halkeeda ka sii wadno inta laga soo dhisayo gole dawlad ee cusub, middaasina waxey dhici doontaa sida aan rajeyneyo 5 ama 6 bisha Oktoober ee foodda innagu soo heysa, sida uu sheegey Göran Persson oo doorashadii Axaddii uu xisbigiisu ku waayey aqlabiyad.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".