Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

REINFELDT IYO DOWLADDIISA CUSUB

Publicerat fredag 6 oktober 2006 kl 13.42
1 av 2
Hoggaamiyeyaasha 4ta xisbi
Nyamko Sabuni
2 av 2
Nyamko Sabuni

Wasiirka wasiirada ee dalkan Iswidhan oo dhowaan la doortay ayaa saaka oo bisha Oktoobar 6 tahay ku dhawaaqay dowladdii laga sugayey beryahanba ka dib markii isbahaysiga 4ta xisbi ka kooban ee uu ugu tunka buuranyahay ku guulayteen doorashdii 17kii Sebteembar ka dhacday dalkan Iswidhan.

Dowladdaas ayaa markii ugu horaysey taariikhda dalkan Iswidhan waxaa ku jira wasiir asalkiisu ka soo jeedo qaaradda afrika iyadoo uu Wasiirka isdhexgalka iyo sinaanta (Integration –och jämställdhetsminister)  u magcaabay gabadha magaceeda la yiraahdo Nyamko Sabuni oo ku dhalatay asal ahaanna ka soo jeedda dalka Koongo kinshaasha marna la odhanjirey Saiir, Nyamko oo ka tirsan xisbiga bulshada (folkprtiet) ayaa ah qof aad loogu murmo qabtana fekrado dadbadan ka xanaajiya, gaar ahaan dadka dalkan ajnebiga ku ah ee muslimiinta u badan.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".