Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaca 2006-10-11

Publicerat onsdag 11 oktober 2006 kl 14.30

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxaa ka mid ah

  • Wasiirka koowaad ee cusub ee Iswidhan oo durba ay soo foodsaareen fadeexado qaar wasiiradiisa ka mid ah lagu soo saaray
  • dadka asalkoodu ajnebiga yahay oo la sheegay in aaney helin mid la mid ah daryeelka caafimaad ee ay dadka asalkoodu Iswidhishka yahay helaan
  • dadka aan haysan dhalashada midowga yurub oo lagu soo regey sharci cusub marka ay dal ku gal ka codsadaan dalalkaasi
  • Abaal cudka Nobel barayska qaybtiisa dhaqaalaha oo la gudoonsiiyey caalim reer mareeykan ah
  • Warbixin iyo waraysi ku saabsan dhismihii dowladdii jimcihii laga dhisay dalkan Iswidhan
  • Warbixin ku saabsan wasiirkii ugu horeeyey ee asalkiisu ka soo jeedo Afrika oo uu dalkan Iswidhan yeesho

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".