Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Arbaca 2006-10-18

Publicerat onsdag 18 oktober 2006 kl 16.23
Cecilia Stegö Chiló

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxeey ka la yahiin.

  • Wasiiro Ka baxay dowlada Fredrik Reinfeldts, kadib markii lagu eedeeyay musuqmaasuqnimo.
  • Wasiirka dhaqaalaha dalkan Iswiidhan oo soo ban dhigay dhaqaalaha dowladda.
  • Heyadda isdhexgalka oo  la’xiri doono.
  • Heesaha ayaan meesha ka maqneen

Muddo labo toddobaada ayaa labo wasiir iska casileen Dawladda uu madaxa ka yahay Fredrik Reinfeldt. Wasiirka dhaqanka Cecilia Stegö Chilo ayaa is ka casishey xilkii. Ka hor waxaa xilka iska casidheyMaria Borelius, wasiirka ganacsiga.

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".