Du måste aktivera javascript för att sverigesradio.se ska fungera korrekt och för att kunna lyssna på ljud. Har du problem med vår sajt så finns hjälp på http://kundo.se/org/sverigesradio/

CODKA Khamiista 2006-10-19

Publicerat torsdag 19 oktober 2006 kl 15.30

Waxyaalaha aad maanta barnaamijka ku maqli doontaan waxeey ka la yahiin:

  • Wasiirka waxbarshadda oo soo jeediyey rayi in gabdhaha iyo wiilasha galaasyo kala duwan galaan.
  • Wasiirka isdhexgalka iyo dawladeeda oo ka joojiyey dhaqaalo sanad walba lasiin jirey  Centrum mot rasism. Waa xarun u dagaalanta middab sooca.
  • Xisbigga  Socialdemokrat (S) oo wada shaqeen la yeeshay xisbiga xagta jire ee SD ee magaaladda Trelleborg.
  • Qorshooyinka hawleed ee dawladda Cusub ee Fredrik Reinfeldt. Waliba dhinaca waxbarshadda
  • Caruurta ku dhalata ama ku kortey dalalka shisheeye, sidee loobari karaa afka somaliga.
  • Heesahaan ka maqneen

Grunden i vår journalistik är trovärdighet och opartiskhet. Sveriges Radio är oberoende i förhållande till politiska, religiösa, ekonomiska, offentliga och privata särintressen.
Har du frågor eller förslag gällande våra webbtjänster?

Kontakta gärna Sveriges Radios supportforum där vi besvarar dina frågor vardagar kl. 9-17.

Du hittar dina sparade avsnitt i menyn under "Min lista".